Deegaanka Bacaadweyne Gobolka Mudug waxaa xalay laga maqleeyey labo qarax oo xooggan, kuwaas oo lagu burburiyey Ceel biyood dadka deegaanka Biyaha ay ka cabi jireen.
Qaraxyada oo gaaray illaa laba ayaa lagu soo waramayaa in lagu burburiyey Ceel Biyood ku yaalla duleedka deegaanka Bacaadweyn.
Wararka ayaa sheegaya in falkaasi ay ka dambeeyeen kooxda Argagixisada Al-Shabaab, kuwaas oo qaraxyo ku xiray Ceelashaas.
Leave a Reply