Akhriso:Jeneraal Odawaa oo Xilka ka qaaday Taliyihii Ciidamada Gobolka Gedo

odawaa

Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yusuf Rage ayaa xilka ka qaaday Taliyihii Ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed ee gobolka Gedo Maxamed Cadow Cali Sanka.

Wareegto kasoo baxday xafiiska taliyaha Ciidanka ayaa waxaa lagu magaacay Gaashaanle Sare Cabdirashiid Cabdullahi Shire inuu noqdo Taliyaha Guutada 10aad Qaybta 43aad ee Ciidanka xooga dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.