Daawo:Somali la ganaaxay kadib markii jabiyeen bandowgii Covid19

police

Boliiska Magaalada London ayaa waxay ku guulesteen inay gudaha u galaan maqaaxi Soomali lee dahay oo ku taala Bariga magaalada London taas oo gudaheeda ay ku jireen 12 nin oo Soomaali ah iyo mulkiilihii.

Nimankaan Soomalida ah ayaa Maqaaxida kor iskaga xiray iyagoo gudaha ku ciyaarayey Dubnad, waxayna Jabiyeen Bandowgii lagu soo rogay dalka Ingiriiska ee ahaa inaan goobaha ganacsiga la furi karin si lo yareeyo Faafida Coronaha.

Nimaanka ayaa waxay qatar galiyeen naftooda iyo qoyskooda Madaama london iyp Uk uu fara kulul ku hayo fayriska Coronaha, waxayna Mutaysanayaan ganaax badan Mulkiilaha Maqaaxidana waxuu la kulmi doonaa ciqaab kala duwan oo iskugu jira Ganaax iyo in maqaaxida laga xiro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.