Golaha dhaqanka Beesha Sacad ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan arimaha Doorashooyinka dalka,waxaa ayna taageero u muujiyeen Dowladda Fadaraalka Soomaaliya.
Beesha Sacad oo shir ku qabsatay Muqdisho ayaa waxay ugu Baaqeen mucaaradka Dowlada iyo odayaasha Magaca Hawiye sheeganaya inay Xaq dhowraan Xukuuma hada Jirta lala joojiyo shirarka macno darada ah.
Leave a Reply