Garoonka diyaaradaha Ugaas Khilaaf ee Magaalada Baladweyne eayaa waxaa saakay ka degay diyaarado siday Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Haramcad oo ah kuwo hubeysan ka ayaa waxaay sugi doonaan amniga Magaaladaaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhaceyeen banaanbaxyo rabshado watay.
Sida ay wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladwayne sheegayaan Madaxwaynaha Hirshabeele Cali Cabdulaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maalmaha soo socda kusoo wajahan Baladeayne.
Leave a Reply