Alshabaab oo Burburiyey qaar kamida Isgaarsiinta Kenya

isgaarsin

Dagaalyahanno loo maleynayo In ay ka tirsan yihiin Ururka Alshabab ayaa Weerar Ku Burburiyey Anteenada Isgaarsinta ee Degaanka Sarmaan oo ka Tirsan Waqooyi Ismaamulka Mandheera Sida uu ku xaqiijiyay Qoraal Uu Twitter Soo Dhigay Barasaabka Ismaamulka Mandheera Ali Roba .

Barasaabka Mandera Ali Roba ayaa sheegay in dhacdadan ay ka dhacday Meel 200 oo kilomitar u jirta Xaduda Somaaliya mana ahan markii ugu horeysay oo shabab burburiyeen Isgaarsiinta kenya.

Tani ayaa ku Soo aaday xili Dhawaan uu Barasaabka Mandera sheegay in boqolkiiba 50 Wadooyinka Ismaamulka Mandheera ay Maamulan Alshabab .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.