Xukumada soomaaliya ayaa Gudi wasiiro ka koban uxilsaartay inay soo diyariyaan baaq kuwajahan Dawlada Kenya kuna aadan go’aanka ay kuxireeso xeryaha qaxootiga .
Golaha wasirada ayaa maanta kulankooda uga hadlay arima ay kamid tahay goo’aanka dawlada Kenya kasoo yeeray ee ah inay xireeso xeryaha qaxootiga arintaan oo walaac durbadi laga muujiyay .
Sidoo kale golaha wasirada ayaa kahadlay xaalada gobolada dalka oo meela kamid ah ay hawlgala ay kasocnayaan iyadoona warbixin looga dhagestay wasarada gaashan dhiga xukumada somaliya
Waxay dhanka kale golahu anxisiyey sharciga lagu dhisayo guddiga madax banaan ee la dagaalanka musuq maasuq kaas oo ay soo diyaarisay wasaradda Cadaaladda ee xukumada Soomaaliya,
Leave a Reply