Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ku wargeliyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor inuu maalint berri imaan doono Dhuusamareeb isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, maadaama arrimaha laga hadlayo ay ka mid tahay khilaafaadka arrinta Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.
Leave a Reply