MadaxweynahaMaamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo maalmahaan ku sugnaa Dhuusamareeb, ayaa dib ugu soo laabtay Garoowe ee caasumada Maamulka Puntland.
Deni ayaa ka qayb galay shirkii Fashilka ku dhamaaday ee u dhaxeeyey Madaxda Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboledyada Dalka.
Leave a Reply