Wasiirka Gargaarka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ahna Xildhibaanad ka tirsan Golaha shacabka ayaa Maanta ka sheegtay Xarunta barlamaanka Soomaliya Madaxwayne farmaajo iyo gudoomiye Mursal inay ku joogayaan Sharcigii Xasan Shiiq 2016 ku joogay mudo lixbilood oo dheeraad ah.
Leave a Reply