Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoonka Golaha Shacabka ayaa wadahadallo ku saabsan xaaladaha dalka ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka, waxayna diiradda saareen sidii doorasho ay dalka uga dhici lahayd.
Kulankaan dhexmaray Madaxweyne Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiye Maxamed Mursal, Muudey iyo Mahad Cawad ayaa sigaar ah kulankooda looga hadlay sidii dalka Soomaaliya uga dhici laheyd doorasho heshiis lagu yahay.
Kalankaan dhexmaray Madaxwayne farmaajo iyo gudoonka Golaha Shacabka ayaa imaanaya iyadoo la filaayo Ra’iisalwasaare Rooble inuu bari hortago Baarlamaanka soomaaliya.
Leave a Reply