Kenya oo dalbatay in dib loo dhigo kiiska Bada iyadoo Sheegtey inuu Dhul Kaga Maqan yahay Somaaliya

uhuru

Dowladda Kenya ayaa Maxkamadda caalamiga ah ICJ ka dalbatay in dib loo dhigo kiiska Badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya markii 4aad kadib markii ay ogaatay inuu dhul kaga maqan yahay Soomaaliya.

Dowlada kenya ayaa ku doodaysa in uu ka maqanyahay Dhul dhinaca Berriga ah islamarkaana ay marka hore dooneyso in dhulkaas la xalliyo halka uu ku maqanyahay,sidaas darteedna dib loogu dhigo dhegeysiga dacwadda Soomaaliya kala dhaxeysa.

Dhegeysiga kiiska labada dal ayaa loo ballansanyahay 15ka Bisha March 2021 iyada oo hoggaankii Maxkamadda ee Soomaaliga ahaa lagu beddelay Haweeney.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.