Madaxweyne Lafta-gareen oo guddoomiyey shirka golaha wasiiradda Koonfur Galbeed

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo todobaadkan looga hadlay arrimaha amniga, dhaqaalaha iyo gargaarka.

Waxaana shirka warbixin ku saabsan waxyaabaha u qabsoomay wasaaradda laga dhagaystay wasiirka wasaardda Dastuurka iyo howlwadeenada Wasaaradda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.