Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa amray in la xiro qaar kamida wariyaasha Telefishinka Jubbaland kadib markii ay saaka soo daabaceen hadalkii Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe ee ku eedeynayey Dowlada kenya.
Qoraalkaan inta aanan laga saarin Facebooga telefishinka Jubbaland ayaa waxaa warbaahinta Gedotimes.com lasoo xariiray Qaar kamida wariyaasha telefishinka Jubbaland iyagoo nala wadaagay qoraalkii ay ka sameeyeen warbixinta wasiirka Warfaafinta Soomaliya.
wariyaashii soo daabacay Warbixinta Wasiir Dube ayaa Xabsiga Kismaayo loo taxaabay qoraalka ay Sababsadeen sidaan ayuu u ahaa.
Leave a Reply