Shirkii Golaha Wasiirada Galmudug oo looga hadlay dardargelinta Amniga

qoorqoor

Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa looga hadlay dardargelinta arrimaha amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.