Wasiir Dhabancad oo ceebaystay Tvga Puntland kadib markii uu la shiray Beesha Cumar Maxamuud

dhabancad

Wasiirka Arrimaha Guddaha Maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa Qado sharaf u sameeyey Masuuliyiinta, Waxgaradka, haweenka ,ganacsatada iyo dhalinyarada Beesha Cumar Maxamuud ee ku dhaqan casiimada Puntland ee Garoowe .

Wasiirka arimaha gudaha puntland ayaa waxuu ku amray warbaahinta Puntland inay soo daabacaan Kulanka uu la qaatay Beesha Cumar Maxamuud Taas oo ceeb iyo Fadeexad ku noqotay Telefishinkii maamulka Puntland.

Kulankaan dhexmaray wasiirka arimaha gudaha Puntland iyo Beesha Cumar Maxamuud ayaa daaranaa Baraarujin iyo is xog waraysi ku qotoma xaalada guud ee Puntland iyo gaar ahaan degaanadda beeshu dagto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.