Madaxwayne Laftagareen oo sheegay gudi Farsamo oo ka socda Dowlada iyo Maamul goboleedyada inay imanayaan Baydhabo

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ayaa Magaalada Baydhabo ka sheegay gudi horudhac u ah Dowlada, Maamul goboleedyada iyo gobolka banaadir inay kusoo wajahan yihiin Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.