Warsaxaafadeed ay soo saareen Isimada, Odayaasha, Aqoonyahanka, Siyaasiinta iyo qaybaha Bulshada ee kala duwan ee Beesha Majeerteen ee ku sugan Magaalada jigjiga ayaa eedeyn u jeediyey Maamulka Madaxwaynaha Deegaan soomaalida Mustafe Cagjar.
Beesha Majeerteen ayaa ka hadashay walaaca ay ka qabaan soo saarista liiska goobaha codaynta Degmada Wardheer iyo Go’aanka Xisbiga Barwaaqo ee ku aadan sida loo sharaxayo Xubnaha Baarlamaanka ee Degmada Wardheer.
Leave a Reply