Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta madaxtooyada kulan miro dhal ah kula qaatay wasiirka Gaashaandhigga XFS, iyo Hoggaanka heerarka kala duwan ee maxkamadda ciidamada qalabka sida, oo yimid Dhuusamareeb dardargelinta hawlaha maxkamadda ciidamada.
Leave a Reply