Dowlada Soomaaliya ayaa mamnuucday bananbaxii ay ku baqeen Mucaaradka

wasiir

Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Yuusuf oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya gabi ahaanba mamnuucday isugu imaantinka dadweynaha, maadaama haliska Covid-19 uu soo laba kacleeyay.

Dhanka kale wasiirka oo ka hadlaayey bananbixii ay ku baaqeen Mucaaradka ayaa sheegay inaan lagu soo wargelin banaanbax ay iclaamiyeen musharixiinta mucaaradka, kaasi oo dhici doono maalinta Jimcaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.