Muxiyadiin Xasan Afrax Gudoomiyaha Golaha Horumarinta Danaha Beesha Mudulood oo ka hadlaayey Bananbax looga dhawaaqay maalinta bari ah magaalada muqdisho ayaa waxuu sheegay inaan la joogin Qatigii Banaanbaxyada Lasameenlahaa Bulshadeenii Wey Dhamaatee Inta Dhiman Hala Ceymiyo.
Dhanka kale Muxiyadiin Xasan Afrax ayaa soo dhaweeyey Go’aamadii kasoo baxay Shirkii Baydhabo iyo Casumaadii Madaxwaynaha Soomaaliya u diray Madaxda Maamul goboleedyada.
Leave a Reply