Ciidamada dowlada gaar ahaan kuwa sida gaarka ah loo Toobabaaray ee haramcad ayaa Caawa waxaa la geeyey Qaar kamida wadooyinka mahiimka ah ee Magaalada Muqdisho.
Ciidamadaan ayaa sugaya amniga Magaalada Muqdish si ay u adkeeyaan kala dambaynta iyo inaan shacabka iyo hantidoodana qasaaro loogu gaysan.
Maalinta barito ah ayaa la filayaa in Magaalada Muqdisho uu ka dhaco banaanbax nabadeed oo ay soo abaabuleen Midowga Musharaxiinta.
Leave a Reply