Mid kamida Maleeshiyaadkii ay wateen Siyaasiyiinta Bananbax ku dhawaaqay ayaa madaafiic ku riday garoonka diyaaradaha iyadoo mid ka mid ah madaafiicdana ay ku dhacday afaafka hore garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho.
Sida idinkaga muuqata Masawirka kore waa ninkii madaafiicda u riday dhinac garoonka diyaaradaha Magaalada muqdisho isagoo ujeedkiisa uu ahaa inuu car qalateeyo duulimaadyada Diyaaradaha imaaanaya garoonka.
Maamulka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegay duulimaadyadii diyaaradaha inaysan istaagin oo shaqadiina sidii la rabay ay usocoto.
Leave a Reply