Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra’iisal wasaaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan la leh Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Shirkan ayaa looga hadlayaa arrimaha Doorashooyinka dalka, shirkaan mahiimka ayaa imaanaya xili ay wali Muqdisho ka maqan yihiin Madaxda Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland.
Leave a Reply