Daawo:Saxafiyad Hoodo Garays oo maamulka Muuse Biixi Jir Dil Iyo Xarig hargaysa ugu Geysteen

hoodogarays

Saxafiyada Hoodo Maxamuud Nuur “Hoodo garays” ayaa Magaalada Hargaysa iyada iyo hooyadeed waxaa jir dil Iyo Xarig ugu gaystay Maamul ka Muuse Biixi gaar ahaan Boliiska magaalada Hargaysa.

Hoodo Garays oo warbaahinta kula hadashay hargaysa ayaa waxay warbixisay Jirdilka iyo dhibaatada iyada hooyadeed loo haystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.