Axmed Madoobe oo shan shardi ku xiray ka qeyb galka shirka Muqdisho

Axmedmadoobe

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Axmed madoobe ayaa lagu soo bandhigay Shan qodob oo ay ka rabaan inay dowlada fuliso intaysan kasoo qayb galin shirka dowlada iyo Madaxda maamul goboledyada iyo Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.