Dowlada Soomaaliya oo hakisay Dhageysiga Dacwadaha arimo la xariira Covid19

coronavirus

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19.

Guddoomiyaha ayaa sheegay  in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn dacwadaha Ciqaabta inta lagu guda jiro Covid-19.

Halkaan Hoose ka Akhriso go’aanada:-

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.