Daawo:Culumada Puntland oo sheegtay Wixii Boosaso ka dhacay Ceeb inay ku tahay Maamulka Deni

deni

Culumada Puntland oo ka hadlay Weeararkii shabaab ku qaadeen Magaalada boosaaso ayaa waxay sheegeen inay wax laga Xumaado tahay xiligaan inay shabaab weerar noocaas oo kale ah ka gaystaan Puntland gaar ahaan Boosaaso.

Sheekh Muqtaar ayaa sheegay hadii dhaqaalaha lagu Bixinayo meelo kale lagu bixin lahaa horumarka Puntland ma dhaceen waxii dhacay xalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.