Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar), oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa ku geeryooday Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, kaddib dhaawac kasoo gaaray shil gaari oo uu ku galay deegaanka Midigale.
AUN Marxuum Xildhibaan Cali Dhahar ayaa marka uu shilka galayay kusii jeeday Degmada Badhan si uu uga qeybgalo Tacsida Hooyadii Marxuumad Raxmo Ciise Rabaadin oo ku geeriyootay magaalada Badhan.
.
Leave a Reply