Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyiga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Ra’iisul Wasaarahii hore ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Khayre iyo Axmed Madoobe ayaa kawada hadlay Arimaha Doorasha iyo Shirka Dhexmaraya Madaxda dowlada Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada. ee lagu soo gabagabeynayo khilaafkii ka jiray arimaha Doorashada dalka.
Khayre iyo Axmed Madoobe ayaa leh Xiriir dhow waana arinta kowaad ee Xilka looga qaaday Xasan Cali khayre.
Leave a Reply