Axmed madoobe iyo Safiirka maraykanka oo ku kulmay konteeran ku yaala Xalane

axmedmadoobe

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa ka wadahadlay  arrimaha doorashada iyo sidii caqabadaha ka jira meesha looga saari lahaa isla markaana shirka soo socdo u noqon lahaa mid guuleysta.Mareykanka, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobey ayaa si weyn Madaxda Siyaasadda cadaadis ugu saaraya sidii heshiis looga gaari lahaa hirgelinta doorashada iyadoo laga amba qaadayo heshiiskii doorashooyinka ee 17 September ee sanadkii hore.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.