Wasaradda arrimaha gudaha galmudug ayaa daah furtay shirka dib u heshiisiinta beelaha walalaha ah ee cayr iyo saleban Caasimada Galmudug Dhusamareb shirkaan ayaa socon doona mudo 7 aad ah waxaa daah furay kusimaha madaxwaynaha ahna gudomiyaha barlamaan dowalda galmudug Dr mohamed nuur gacal Iyo wasiiru dowlaha wasaradda arrimaha gudaha mudane axmed xasan cali(axmed dheere)
Sidoo kale daah furka waxaa qayb ka ahaa wasiir kuxigeenka wasarada warfaafinta Dowlada federaalka somaliya Mudane Abdirahmaan Yusuf Alcadaala iyo Xildhibaan cabdixakiin Maclin iyo Sanator JawaahirWasiiro iyo xildhibaano katirsan dowlada Galmudug Sidoo kale waxaa Qayb ka ahaa Maamulka Caasimada Oo Hugaaminayay Gudomiyaha degmada dhusmareeb ahna duqa Caasimada Mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda qorow) iyo Gudoomiyaha Amniga & Siyaasada Mudane Abdi Hashi Arole.
Leave a Reply