Daawo:Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya iyo WHO oo Galmudug gaarsiiyay agabka ka hortaga Covid19

daawo

Wasaaradda caafimaadka Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo hey’adda WHO ayaa Wasaarada Caafimaadka Maamulka Galmudug ku wareejisay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga hor tagayo iyo qalabka lagu baaro safmarka COVID-19.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.