Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug shuruudo ku xireen ka qeyb galka shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamulada ee la filayo inuu ka dhaco Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Cabdicaiis Xasan Lafta-gareen ayaa la sheegay inay laba shuruud ku xireen ka qeyb galka shirkaas oo Beesha Caalamka ay goobjoog ka noqon doonto, waxaana sharuudaha kamida kuwaan.
Leave a Reply