Allaha unaxariistee Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish oo ka tirsanaa Baarlamaanka Jubbuland ayaa Maanta xanuunka Coronavirus ugu geeriyooday magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Maamul Goboleedka Jubbaland.
Xildhibaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaaladda Kismaayo ka dib markii uu soo ritay Cudarka Coroanaha kaas oo aduunka dhib badan ku haya, Madaxweynaha jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish.
Magaalada Kismaayo waxaa kusoo badanaya dadka uu soo ridanayo Cudurka Coronaha mana Jiraan qalab lagula tacaalo cudurkaan.
Leave a Reply