Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka qeyb galay shirka madasha Badbaadada Qaranka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku midaysan yihiin Madaxwaynayaasha Jubaland, Puntland, mgudoomiye cabdi xaashi iyo Qaar kamida Musharaxiinta.
Axmed madoobe oo shirkaas markuu soo dhamaaday warbaahinta la hadlay ayaa sheegay 11 Cisho inuu joogaa Xamar welina cid iswaydiisay malaha inaan joogo iyo in aan joogin, taas oo uu ku dhaliilay dowlada inaysan dan ka lahayn imaatinkiisa Muqdisho.
Leave a Reply