Shariif sheekh axmed ayaa ka hadlay Madasha Xalane looga Dhawaaqay

sharif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Maanta ka qayb galay Madasha Badbaado qaran ee looga dhawaaqay Gudaha xerada Xalane taas oo ay ku midaysan yihiin Gudoomiyaha aqalka Sare Cabdi Xaashi, Madaxwaynaaysha Puntland, jubbland iyo Midowga Musharaxiinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.