Madaxwayne Qoorqoor safiirka Midawga Afrika Amb Francisco Madera

Qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Midawga Afrika ahna madaxa AMISOM Amb Francisco Madera, Madaxweynaha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay dadaalada lagu hormarinaayo hawlaha Amniga Galmudug

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen arimaha doorashooyinka iyo dadaalada loogu jiro dhameystirka arimaha doorashooyinka.

Madaxwayne qoorqoor ayaa kulamo kala duwan la qaatay wakiilada Beesha caalamka u fadhiya soomaaliya oo ay kamid yihiin safiirada midowga Yurub, America, qaramada Midoobay iyo Kuwa kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.