Maamulka Axmed Madoobe ayaa War kasoo saaray Ciidamo, Hub iyo gaadiid dagaal oo shalay dowladda Federaaka Soomaaliya ka dejisay degmada Doolow ee Gobolka Gedo kuwaas oo lagu xoojinaayo kuwa horay U joogay.
Jubbaland ayaa nasiib darro ku tilmaamtay in dowladda Federaalka ay xiligaan adeg Ciidamo ku daabusho Gedo oo ay ka jiraan abaaro saameeyay dadka iyo doonaya, isla markaana ay jiraan dadka qaarkood oo nolosha ku adkaatay.
Leave a Reply