Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillahi Deni ayaa sheegay in aanay war u heyn shirka berito la sheegay inuu ka furmayo teendho ku taalla garoonka ciidamada cirka ee Afisyooni ee magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya.
Dhanka Kale Madaxwayne Deni ayaa sheegay Ciidamada Dowlada ee kale duwan in la keenay Garoonka Diyaaradaha ayna go’doon ku yihiin Gudaha xalane.
Leave a Reply