Dowlada Soomaliya oo Ugu Baaqday bulshada in Talaalka Coronaha la qaato

wasiir

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Obokor Dubbe ayaa qaatay Talaalka Coronaha waxaana uu bulshada ay ugu horreeyaan dadka Da’da ah, Macalimiinta iyo shaqaalaha Caafimaadka ugu baaqay inay qaataan talaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.