Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa soo bandhigtay Qodobadii ay isku raaceen Guddigii Farsamada ee dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ee 15-16 Febraayo ku shiray Magaalada Baydhabo nee Xarunta ku meel gaarka ah ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee koofurgalbeed.
Guddiga Farsamada ayaa xal ka gaaray qodob ee uu khilaafka doorashada Soomaaliya ka jiro, kuwaasi oo kala ah Guddiga doorashada, Arrinta Somaliland iyo Gobolka Gedo oo ay isku haayan dowladda Federaalka iyo Jubbaland.
Leave a Reply