Wasiiro ka tirsan maamulka Puntland oo ka hadlay Xaaladda siyaasadeed iyo is marinwaaga u dhaxeeya Madaxda Federaalka & qaar kamida Dowlad Goboleedyada ayaa waxay aflagaado u gaysteen Maamul goboleedyada, Hirshabeele, galmudug iyo Koonfurgalbeed iyagoo ku tilmaamay dowlado daciifa oo meel ay maamulaan aysan jirin, kana amar qaata Madaxwayne Farmaajo.
Wasiiro iyo Xubno ka tirsan maamulka Hirshabeele ayaa ka fal celiyay warkii ka soo yeeray maamulka Puntland ee lagu aflagaadeynayey Maamulada , Hirshabeele, galmudug iyo Koonfurgalbeed waxayna sheegeen hadalka kasoo yeeray maamulka Puntland inuu ahaa kuwa aan laga fiirsan.
Hadii lalashaqeyo dowlada
Dhexe dani waxaa uu
Uyaqaanaa dowlado daciif
Ah daciif waxaa ah ninka
Carabtii xumayed ee abasada
Cunijirtay ee xogaga shidalka
Ah allaah siiyay ee ku
Takaburty ninka kabaqaadka
U.ah ee xataa aqoon siyasad
Dahsoon oo lasootagan
Somalia dowlad kamajirto
Runtii hawiye iyo raxan
Wayen taariikh cusub ayay
Somalia ufureen waa dad
Runtii somali ah nimanka
Aan kadhashay gumaysi
Ayaguu kuharay .gabaygii
Ali dhuux aadan ee ahaa
Reeryada haiska dhigo ayaan
Lahaa iyo haanta lootolaye
.runtii ceeb ayaadhacaday