Gobolka Gedo oo ay ka jirtay Abaar dhibaato ku haysay Dadka iyo Duunyada ayaa waxaa maanta ka da’ay Roob fiican kaas biyo dhigay Meelaha qaarkood.
Degmooyinka Baladxaawo iyo Doolow oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa maanta doogsaday ,waxaana helay roob dadka iyo duunyadduba ku diirsadeen kaas oo biyo dhigay deegaano badan oo degmooyinkaas hoos yimaada.
Leave a Reply