Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo eed u jeediyey Wasiir Dubbe

wasiir

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa waxay ka hadleen Warsaxaafaeedkii uu qabtay Wasiirka wasaarada warfaafinta dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe kaas oo ku eedeyey madaxwaynaayasha Puntland iyo Jubbaland inaysan rabin inay dalkaan doorasho ka dhacdo.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi ( Tima-cadde ) ayaa sheegay in aysan jirin Shir fashilmay oo Puntland iyo Jubbaland ogyihiin, waxa uuna tilmaamay in maanta shirku uu ku soo dhamaaday in la isusoo nasto oo dib la iskugu soo laabto markale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.