Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu maskaxdiisa lahaa kala qeyb galay waxgaradka Degmooyinka Wadajir, Dharkeynley, Kaxda, Dayniile iyo Hodon, kaasoo lagu qabtay Xarunta Degmada Wadajir.
Gudoomiye Cumar Cumar Fillish ayaa waxuu ka hadlay Shirkii usocday madaxda dowlada iyo kuwa Maamul goboleedyada waxuuna sheegay Deni iyo Axmed Madoobe inaysan doonayn inay dalkaan doorasho ka dhacdo.
Leave a Reply