Ugaas Cabdullaahi Waamo ayaa sheegay in magacaabista labo madaxweyne ku xigeen oo uu maamulka Jubbaland yeesho aynaan waxba soo kordhinaynin.
Ugaaska ayaa sheegay in weli ay taagan tahay cabashada beelaha qaar ee Jubbooyinka isla markaana uu ku sheegay masuuliyiinta maamulka Jubba kuwa ku sii jeeda danahooda.
Waxa uu tilmaamay in aysan hadda wax ka badalaynin magacaabistani siyaasadda Jubbooyinka iyo dhaliilihii maamulkaasi ee taagnaa
Leave a Reply