Dhageyso:15 Qof oo rayid ah ayaa ku dhintay Bus qarax lagula eegtay Buundada Balcad

Gaari

Gaari nooca dadweynaha ah ayaa miino nooca dhulka lagu aaso waxaa ay kula qaraxday Buundada laga soo galo Magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe.

Qaraxaas waxaa ku geeriyooday in ka badan 15 ruux oo shacab gaariga saarnaa, Wadaha gaariga oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dadkii gaariga saarnaa ay ka badbaadeen isaga iyo 4 ruux oo dhaawac ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.