Cali Maxamed Geedi Farmaajo Kursiga waxuu uga tagi karaa Doorasho

caligeedi

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka hadlaayey Shirwaynihii Beesha hawiye ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxuu sheegay sida Kaliya ee Madaxwayne Farmaajo kursiga uga Tagi karo inay Tahay Doorasho dalka ka dhacda ama diida ama yeela.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.