Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg ah laga qaado dadkii ka dambeeyay rabshadihii Garoonka Aadan Cadde.
Ra’iisalwasare Rooble ayaa waxaa kaloo sheegay inay ogyihiin cida ka dambaysay Dhibaatadii Garoonka Muqdisho ayna Tilaabada ku haboon ka qaadayaan sida ugu dhaqsaha badan.
Leave a Reply